Markos 4:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Markaas ayuu ku yiri, “Waxaa la idin siiyay sirta boqortooyada Illaah. Laakiin kuwa kale waxaan ku barayaa tusaale. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH11 Kolkaasuu ku yidhi, Idinka waa laydin siiyaa inaad waxa qarsoon ee boqortooyada Ilaah garataan, laakiin kuwa dibadda jooga wax walba waxaa loogu sheegaa masaallo, See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)11 Waẖu kuyiri: Idinka laidinsiyey inad garatan gharsodigi suldanimadi Ilahey, ilowse kuwa bananka ah kuli waẖay uguimanayan mahmah, See the chapterKitaabka Quduuska Ah11 Kolkaasuu ku yidhi, Idinka waa laydin siiyaa inaad waxa qarsoon ee boqortooyada Ilaah garataan, laakiin kuwa dibadda jooga wax walba waxaa loogu sheegaa masaallo, See the chapter |