Online Bible

- Advertisements -

Markos 4:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

1 Kadib Ciise wuxuu dadka ku barayay xagga warta Galili. Dad badan ayaa ag yimid, wuxuuna fuulay doon biyaha ku jirtay oo wuu fariistay, dhamaan dadkiina waxey joogeen xeebta warta qarkeeda si ey u dhageystaan isaga.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

1 Haddana wuxuu bilaabay inuu badda agteeda wax ku baro, oo waxaa u soo ururay dad badan, sidaa darteed doonni ayuu fuulay, wuxuuna fadhiistay badda, dadkii badnaana waxay joogeen badda xeebteeda.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

1 Waẖu bilabey hadana inu kubaro bada agtedha. Waẖa usoaruren makhlugh badan, tan iyo asaga waẖu fuley doni, waẖu faristey bada; makhlughi oḋan waẖay jogen bada agtedha ḋulka korkisa.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

1 Haddana wuxuu bilaabay inuu badda agteeda wax ku baro, oo waxaa u soo ururay dad badan, sidaa darteed doonni ayuu fuulay, wuxuuna fadhiistay badda, dadkii badnaana waxay joogeen badda xeebteeda.

See the chapter Copy

Markos 4:1

Follow us:

Advertisements

Advertisements