Markos 3:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Dadkii badnaa dartood ayuu Ciise ku yiri xertiisi ii diyaariya doon yar, si eysan dadku isaga ugu soo ag ururin. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH9 Xertiisii wuu la hadlay oo wuxuu ku yidhi, Doonni yar ha i sugto dadkii badnaa aawadiis si ayan ii cidhiidhiyin. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)9 Waẖu kuḋehey asaẖab tisa, donida yar hakusugto mel ḋow makhlugha daradisa, yeyan a̱ririnine, See the chapterKitaabka Quduuska Ah9 Xertiisii wuu la hadlay oo wuxuu ku yidhi, Doonni yar ha i sugto dadkii badnaa aawadiis si ayan ii cidhiidhiyin. See the chapter |