Online Bible

- Advertisements -




Markos 3:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

7 Ciise wuxuu la tagay xertiisi warta agteeda, markaas ayaa dad badan oo ka yimid Galili iyo Yahuudiya ayaa iyaga soo raaceen.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

7 Laakiin Ciise xertiisii ayuu badda kula noqday; waxaana raacay dad badan oo ka yimid Galili, iyo Yahuudiya,

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

7 Yesu wa latagey asaẖab tisa tan iyo bada, makhlugh badan ba kasorae̱y Galilaya iyo Yudea

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

7 Laakiin Ciise xertiisii ayuu badda kula noqday; waxaana raacay dad badan oo ka yimid Galili, iyo Yahuudiya,

See the chapter Copy




Markos 3:7

Follow us:

Advertisements


Advertisements