Markos 3:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Markaas ayuu Ciise iyagii fiiriyay isaga oo xanaaqsan, aad ayuuna uga xumaaday qalbi adeegooda, kadibna ninkii ayuu ku yiri, “Fidi gacantaada.” Isaguna wuu fidiyay gacantiisana wey bogsatay. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH5 Goortuu iyaga isha mariyey isagoo cadhaysan oo qalbigiisii ka tiiraanyooday qalbi engegnaantooda aawadeed, wuxuu ninkii ku yidhi, Gacanta soo taag. Kolkaasuu soo taagay, oo gacantiisu way bogsatay. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)5 Way amusen. Waẖu kufiriyey ḋirif barbar walba, a̱lolẖuma gashey sababti ghalbi adkan todha, waẖu kuḋehey ninki: Fidi gaa̱n tadha. Wu fidiyey, gaa̱n tisa way bogsatey sidi tan labad. See the chapterKitaabka Quduuska Ah5 Goortuu iyaga isha mariyey isagoo cadhaysan oo qalbigiisii ka tiiraanyooday qalbi engegnaantooda aawadeed, wuxuu ninkii ku yidhi, Gacanta soo taag. Kolkaasuu soo taagay, oo gacantiisu way bogsatay. See the chapter |