Markos 3:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 Kadibna Ciise ayaa iyaga weydiiyay, “Maalinta Sabtida ah sharcigeena muxuu noo ogolaadaa inaan sameyno? In wax wanaagsan la sameeyo ama wax xun, in nolol la badbaadiyo ama in la dilo?” Markaas ayey wada aamuseen. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH4 Oo wuxuu iyaga ku yidhi, Sabtida ma xalaal baa in wanaag la falo ama shar; in naf la badbaadiyo ama la dilo? Laakiin way iska aamuseen. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)4 Asagana waẖu kuyiri: Ma ẖalalba beriga sabato in lasubiyo waẖ fia̱n mase in lasubiyo waẖ ẖun, in lafakiyo naf mase in ladilo? See the chapterKitaabka Quduuska Ah4 Oo wuxuu iyaga ku yidhi, Sabtida ma xalaal baa in wanaag la falo ama shar; in naf la badbaadiyo ama la dilo? Laakiin way iska aamuseen. See the chapter |