Markos 3:32 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub32 Dadkii badnaa oo agtiisa fadhiyay ayaa ku yiri, “Hooyadaa iyo walaalahaa ayaa jooga banaanka oo wey ku raadinayaan.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH32 Dad badan baa agtiisa fadhiyey oo waxay ku yidhaahdeen, Bal eeg, hooyadaa iyo walaalahaa dibadday joogaan oo waa ku doonayaan. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)32 Makhlughi barbar walba kafaḋiyen, waẖay kuḋehen: Firi habarta iyo walalaha bananka bey jogan way kudonayan. See the chapterKitaabka Quduuska Ah32 Dad badan baa agtiisa fadhiyey oo waxay ku yidhaahdeen, Bal eeg, hooyadaa iyo walaalahaa dibadday joogaan oo waa ku doonayaan. See the chapter |