Markos 3:31 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub31 Markaas ayaa waxaa yimid Ciise hooyadiis iyo walaalihiis, oo waxey istaageen banaanka qof ayeyna u direen inuu u yeero Ciise. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH31 Markaasaa waxaa yimid walaalihiis iyo hooyadiis, oo dibadday istaageen, waxayna u direen cid ugu yeedha. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)31 Waẖa imaden habar tis iyo walala hisa, waẖay istagen bananka, waẖay udiren ghof uyera. See the chapterKitaabka Quduuska Ah31 Markaasaa waxaa yimid walaalihiis iyo hooyadiis, oo dibadday istaageen, waxayna u direen cid ugu yeedha. See the chapter |