Markos 3:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Markaas ayuu Ciise ku yiri ninkii gacanta curyaanka ka ahaa, “Kac oo dadka oo dhan soo hor istaag.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH3 Kolkaasuu ninkii gacanta engegnaa ku yidhi, Dhexda isa soo taag. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)3 Waẖu kuyiri ninki gaa̱nta nafada ka aha: Jogso ḋaẖda. See the chapterKitaabka Quduuska Ah3 Kolkaasuu ninkii gacanta engegnaa ku yidhi, Dhexda isa soo taag. See the chapter |