Online Bible

- Advertisements -




Markos 3:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

29 laakiin mid walboo caaya Ruuxa Quduuska ah weligiis lama cafin doono, waayo wuxuu ku eedeysanyahay dembi weligiis ah.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

29 laakiin ku alla kii caaya Ruuxa Quduuska ah, weligiis cafiga heli maayo, laakiin wuxuu eed u leeyahay dembi weligiis ah;

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

29 ilowse ninki a̱yo Nafta Ghudus ah, la ma a̱finayo tan iyo weligis, ilowse waẖa luguleyahay ẖukunki weligis, sababti waẖay ḋehen:

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

29 laakiin ku alla kii caaya Ruuxa Quduuska ah, weligiis cafiga heli maayo, laakiin wuxuu eed u leeyahay dembi weligiis ah;

See the chapter Copy




Markos 3:29

Follow us:

Advertisements


Advertisements