Markos 3:28 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub28 Run ahaantii waxaan idin ku leeyahay, binu aadanka waa loo cafin doonaa dembiyada iyo caayda ey ku caaytamaan oo dhan, See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH28 Runtii waxaan idinku leeyahay, Bini-aadmiga waa loo cafiyi doonaa dembiyadii oo dhan iyo caydii ay ku caytamaan; See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)28 Amin waẖan idinleyahay: Dembi godha wa lagaa̱fin dadka, iyo a̱y dodha, waẖay kuhadlan oḋan; See the chapterKitaabka Quduuska Ah28 Runtii waxaan idinku leeyahay, Bini-aadmiga waa loo cafiyi doonaa dembiyadii oo dhan iyo caydii ay ku caytamaan; See the chapter |