Markos 3:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub22 Macalimiinta sharciga Muusana waxey ka yimaadeen Yeruusaalem oo waxey yiraahdeen, “Wuxuu ruuxyada wasakhda leh ku saaraa waa awoodda Be’elsebul oo ah amiirka ruuxyada wasakhda leh.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH22 Culimadii Yeruusaalem ka soo degeenna waxay yidhaahdeen, Wuxuu qabaa Be'elsebul, oo madaxda jinniyada ayuu jinniyada ku saaraa. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)22 Kuwi fartayaghan okasodegen Yerusalem, waẖay ḋehen: Waẖu ghaba Beelsebul oẖogi ki uweyna jiniyada yu kubiẖiya jiniyada. See the chapterKitaabka Quduuska Ah22 Culimmadii Yeruusaalem ka soo degeenna waxay yidhaahdeen, Wuxuu qabaa Be'elsebul, oo madaxda jinniyada ayuu jinniyada ku saaraa. See the chapter |