Markos 2:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub25 Ciise ayaa ugu jawaabay, “Miyeydan ka akhrisan qoraalka wixii Daa’uud iyo kuwii la jiray sameeyeen goortey gaajeysnaayeen? See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH25 Wuxuu ku yidhi, Miyaydnaan weligiin akhriyin wixii Daa'uud sameeyey markuu wax u baahnaa oo uu gaajaysnaa, isaga iyo kuwii la jiray? See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)25 Asagana waẖu kuyiri: Sow maeydnan akhrinin markona sidu subiyey Daud, kolku muẖtaj uaha, wa bahdey asaga iyo kuwi lajiren? See the chapterKitaabka Quduuska Ah25 Wuxuu ku yidhi, Miyaydnaan weligiin akhriyin wixii Daa'uud sameeyey markuu wax u baahnaa oo uu gaajaysnaa, isaga iyo kuwii la jiray? See the chapter |