Online Bible

- Advertisements -

Markos 2:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

22 Qofna kuma shubo khamri cusub sibraar duug ah, haddii kale khamriga cusub wuu kala dilaacinayaa sibraarada khamriguna wuu daadanayaa. Sidaa darteed khamriga cusub waa in lagu shubo weel cusub.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

22 Khamri cusubna qarbeddo duug ah laguma shubo, haddii kale khamrigii cusbaa ayaa qarbeddada kala dildillaacinaya, khamriguna waa daadanayaa, qarbeddaduna waa hallaabayaan, laakiin khamriga cusubse waxaa lagu shubaa qarbeddo cuscusub.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

22 Majiro ghof kushubaya ḋaa̱nki sabib u̱suban gharbetyal dug ah, hadu kushubo, ḋaa̱nki sabibta u̱suban wa jeẖjeẖaya gharbetyalka, ḋaa̱nkana wa ghubanaya, gharbetyalkana wa halabayan; ilowse ḋaa̱nki sabibta u̱suban waẖa lugushuba gharbetyal u̱suban.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

22 Khamri cusubna qarbeddo duug ah laguma shubo, haddii kale khamrigii cusbaa ayaa qarbeddada kala dildillaacinaya, khamriguna waa daadanayaa, qarbeddaduna waa hallaabayaan, laakiin khamriga cusubse waxaa lagu shubaa qarbeddo cuscusub.

See the chapter Copy

Markos 2:22

Follow us:

Advertisements

Advertisements