Online Bible

- Advertisements -




Markos 2:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

20 Laakiin waqti ayaa imaan doona oo uu caruusku ka tagi doono, markaas ayey soomi doonaan.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

20 Laakiin waxaa iman doona maalmaha arooska laga qaadi doono, markaasay soomi doonaan maalintaas.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

20 Ilowse berya iman donan, olagaghadi dono ninki aroska, berya has yey somi donan.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

20 Laakiin waxaa iman doona maalmaha arooska laga qaadi doono, markaasay soomi doonaan maalintaas.

See the chapter Copy




Markos 2:20

Follow us:

Advertisements


Advertisements