Online Bible

- Advertisements -




Markos 2:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

17 Ciisana markii uu arintaas maqlay ayuu iyaga ku yiri, “Dadka caafimaadka qaba uma baahno dhakhtar, ee kuwa xanuusan ayaa u baahan. Anigu uma imaanin kuwa u maleynaya iney yihiin kuwa xaq ah, laakiin waxaan u imaaday kuwa dembiilayaasha ah.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

17 Ciise goortuu maqlay ayuu ku yidhi, Kuwa ladan dhakhtar uma baahna, laakiin kuwa buka ayaa u baahan. Uma aan imanin inaan kuwa xaqa ah u yeedho, laakiin inaan dembilayaasha u yeedho ayaan u imid.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

17 Yesu gortu maghley, waẖu kuyiri: Kuwi fayow ma raban sano̱low, ilowse kuwa jiran; ma uimanin inan uyero kuwa hagh leh, ilowse kuwa dembi leh, ha tobad kenane.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

17 Ciise goortuu maqlay ayuu ku yidhi, Kuwa ladan dhakhtar uma baahna, laakiin kuwa buka ayaa u baahan. Uma aan imanin inaan kuwa xaqa ah u yeedho, laakiin inaan dembilayaasha u yeedho ayaan u imid.

See the chapter Copy




Markos 2:17

Follow us:

Advertisements


Advertisements