Online Bible

- Advertisements -

Markos 16:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Dumarkii markey xabaashii kasoo tageen aad ayey uga yaabeen arintaas oo wey gariireen. Aad ayeyna uga cabsadeen iney qof u sheegaan waxa dhacay. [

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Markaasay dhaqso u soo baxeen oo xabaasha ka soo carareen, waayo, way gariireen oo yaabeen. Ninnana waxba kuma ay odhan, maxaa yeelay, way baqeen.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

8 Ḋaghsey ubaẖen oykaa̱raren, way neẖen, nina umaayan shegin hadal, sababti way a̱bsaden.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

8 Markaasay dhaqso u soo baxeen oo xabaasha ka soo carareen, waayo, way gariireen oo yaabeen. Ninnana waxba kuma ay odhan, maxaa yeelay, way baqeen.

See the chapter Copy

Markos 16:8

Follow us:

Advertisements

Advertisements