Online Bible

- Advertisements -

Markos 16:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

7 Haddaba taga oo u sheega xertiisa siiba Butros, oo ku dhaha, “Wuxuu idin kaga hor mari doonaa Galili. Halkaas ayaad ku arki doontaan siduu mar hore idiin sheegay.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

7 Laakiin taga, oo waxaad ku tidhaahdaan xertiisii iyo Butros, Wuu idin hor marayaa ilaa Galili. Halkaasna waad ku arki doontaan, siduu idinku yidhi.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

7 Ilowse kaa̱, ushega asaẖab tisa iyo Petro inu idinhormarayo Galilaya, ẖagas wad kuarkeysan, sidu idinyiri.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

7 Laakiin taga, oo waxaad ku tidhaahdaan xertiisii iyo Butros, Wuu idin hor marayaa ilaa Galili. Halkaasna waad ku arki doontaan, siduu idinku yidhi.

See the chapter Copy

Markos 16:7

Follow us:

Advertisements

Advertisements