Online Bible

- Advertisements -

Markos 16:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

6 Markaas ayaa ninkii iyaga ku yiri, “Ha cabsanina.” Ma waxaad raadineysaan Ciisihii reer Naasared, kii iskutallaabta lagu qodbay. Wuu sarakacay! Halkan ma joogo, bal fiiriya meeshii jirkiisa la dhigay.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

6 Wuxuu ku yidhi, Ha nexina. Waxaad doonaysaan Ciisihii reer Naasared, kan iskutallaabta lagu qodbay. Wuu sara kacay, oo halkan ma joogo. Waa taa meeshii la dhigay.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

6 Asagana waẖu kuyiri: Ha neẖina; waẖad doneysan Yesu ki Nasaret olugughodbey stalabta, wa noladey, ma jogo inta, firiya meshey ḋigen.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

6 Wuxuu ku yidhi, Ha nexina. Waxaad doonaysaan Ciisihii reer Naasared, kan iskutallaabta lagu qodbay. Wuu sara kacay, oo halkan ma joogo. Waa taa meeshii la dhigay.

See the chapter Copy

Markos 16:6

Follow us:

Advertisements

Advertisements