Online Bible

- Advertisements -




Markos 16:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 Goortii ey xabaashii dhagaxa laga sameeyay galeen ayey arkeen nin dhar cad qaba oo fadhiya dhinaca midigta ah. Dumarkii aad ayey iskugu naxeen.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 Goortay xabaashii galeen waxay arkeen nin dhallinyar oo midigta fadhiya oo khamiis cad gashan, markaasay aad u nexeen.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

5 Ayakana kolkey galen ghaburta, waẖay arken nin ḋalin yar ofaḋiyey barbarki midigta, oguntana mara a̱d, way neẖen.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

5 Goortay xabaashii galeen waxay arkeen nin dhallinyar oo midigta fadhiya oo khamiis cad gashan, markaasay aad u nexeen.

See the chapter Copy




Markos 16:5

Follow us:

Advertisements


Advertisements