Online Bible

- Advertisements -




Markos 16:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

19 Markii uu Sayid Ciise iyaga la hadlay kadib ayaa kor samada loogu qaaday wuxuuna fariistay gacanta midig ee Illaahey.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

19 Haddaba Rabbi Ciise goortuu la hadlay dabadeed ayaa samada loo qaaday, wuxuuna fadhiistay Ilaah midigtiisa.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

19 Sa Siydi gortu lahadley ayaka, kor ba loghadey tan iyo i̱rka, osfaḋiya midigti Ilahey.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

19 Haddaba Rabbi Ciise goortuu la hadlay dabadeed ayaa samada loo qaaday, wuxuuna fadhiistay Ilaah midigtiisa.

See the chapter Copy




Markos 16:19

Follow us:

Advertisements


Advertisements