Markos 16:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Markey maqleen Ciise inuu sarakacay oo uu nool yahay iyaduna ey soo aragtay, ma eysan aaminin. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH11 Iyaguna goortay maqleen inuu nool yahay oo ay aragtay, way rumaysan waayeen. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)11 Ayakana kolkey maghlen inu nol yahay, onayaragtey, maayan aminin. See the chapterKitaabka Quduuska Ah11 Iyaguna goortay maqleen inuu nool yahay oo ay aragtay, way rumaysan waayeen. See the chapter |