Online Bible

- Advertisements -




Markos 15:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

6 Haddaba maalinta Dabaaldaga Iidda kormaridda taliyaha caadadiisu waxey ahayd inuu dadka usii daayo maxbuus oo ey dadku doorteen.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

6 Iiddaas wuxuu iyaga u sii dayn jiray maxbuuskay doonayeen.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

6 Wakhtigi ida waẖu ufura maẖbusko mid kasta oy dorten.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

6 Iiddaas wuxuu iyaga u sii dayn jiray maxbuuskay doonayeen.

See the chapter Copy




Markos 15:6

Follow us:

Advertisements


Advertisements