Markos 15:44 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub44 Bilaatos wuu yaabay markii uu maqlay in Ciise dhintay. Wuxuu u yeeray boqol u taliyihii si uu u weydiiyo in Ciise dhintay. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH44 Bilaatos waa yaabay inuu hadda dhintay. Markaasuu wuxuu u yeedhay boqol-u-taliyihii oo weyddiiyey, Durba miyuu dhintay? See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)44 Pilato waẖu kuyabey inu ḋintey, waẖu uyerey sef jidki, waẖu warsadey inu maḋowa ḋintey. See the chapterKitaabka Quduuska Ah44 Bilaatos waa yaabay inuu hadda dhintay. Markaasuu wuxuu u yeedhay boqol-u-taliyihii oo weyddiiyey, Durba miyuu dhintay? See the chapter |