Markos 15:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub29 Dadkii meesha marayay oo dhan waxyaalo xun ayey Ciise ka sheegeen. Madaxooda ayeyna ruxayeen waxeyna ku qaylinayeen, “Haddaba adiga ayaa sheegtay inaad burburin doonto macbadka kadibna aad ku dhisi doonto saddex maalmood gudahood. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH29 Oo kuwii ag marayayna waa caayeen, oo intay madaxooda luleen, waxay yidhaahdeen, Kaaga macbudka duminayow oo saddex maalmood ku dhisayow, See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)29 Kuwi marayen way a̱yen, waẖay lululen madaẖya dodha oyḋehen: Ah! adiga jebineysa betmaghdeska okuḋiseysa sedaẖ beri. See the chapterKitaabka Quduuska Ah29 Oo kuwii ag marayayna waa caayeen, oo intay madaxooda luleen, waxay yidhaahdeen, Kaaga macbudka duminayow oo saddex maalmood ku dhisayow, See the chapter |