Online Bible

- Advertisements -




Markos 15:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

27 Waxaa lala qodbay laba dembiile, mid wuxuu ka jiray dhinaca midig midka kalana dhinaca bidix. [

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

27 Markaasaa waxaa iskutallaabo lagula qodbay laba tuug, mid midigtiisa, midna bidixdiisa.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

27 Asagana waẖa lugulaghodbey stalabta laba ghaule, midko midigta iyo midna bidaẖ disa.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

27 Markaasaa waxaa iskutallaabo lagula qodbay laba tuug, mid midigtiisa, midna bidixdiisa.

See the chapter Copy




Markos 15:27

Follow us:

Advertisements


Advertisements