Online Bible

- Advertisements -




Markos 15:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

21 Simoon oo reer Sayriin ah ayaa ag marayay isaga oo beertiisa ka yimid, waxeyna ku qasbeen inuu iskutallaabta qaado. Simoon wuxuu aabe u ahaa Aleksanderos iyo Rufus.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

21 Waxaa ag marayay nin beeraha ka yimid, oo reer Kuranaya ah, oo Simoon la odhan jiray, oo ahaa aabbihii Aleksanderos iyo Rufus, kan ay ku qasbeen inuu iskutallaabtiisa u qaado.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

21 Waẖay kulasimiyen ninko agmarayey, Simon Kurene, waẖu kaimadey badiya, abahi Iskander iyo Rufo, ha ughade stalab tisa.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

21 Waxaa ag marayay nin beeraha ka yimid, oo reer Kuranaya ah, oo Simoon la odhan jiray, oo ahaa aabbihii Aleksanderos iyo Rufus, kan ay ku qasbeen inuu iskutallaabtiisa u qaado.

See the chapter Copy




Markos 15:21

Follow us:

Advertisements


Advertisements