Online Bible

- Advertisements -




Markos 15:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

19 Ul ayey madaxa uga garaaceen. Candhuufna wey ku tufeen iyagoo u jilba dhiganaya oo iska dhigaya iney caabudayaan.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

19 Madaxana ayay cawsduur kaga dhufteen, oo wayna ku candhuufeen, oo u jilba joogsadeen, oo u sujuudeen.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

19 Waẖay kagaḋuften madaẖa ghaysaran oykutufen a̱nḋuf; way ujilbajogsaden, oyusujuden.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

19 Madaxana ayay cawsduur kaga dhufteen, oo wayna ku candhuufeen, oo u jilba joogsadeen, oo u sujuudeen.

See the chapter Copy




Markos 15:19

Follow us:

Advertisements


Advertisements