Markos 15:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Markaas ayey bilaabeen iney ku jeesjeesaan iyagoo dhahaya, “Boqorka Yuhuuddu ha noolaado!” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH18 Markaasay salaameen oo waxay ku yidhaahdeen, Nabad, Boqorka Yuhuuddow. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)18 waẖay bilaben iney salaman: Nabad suldanki Yahud! See the chapterKitaabka Quduuska Ah18 Markaasay salaameen oo waxay ku yidhaahdeen, Nabad, Boqorka Yuhuuddow. See the chapter |