Markos 15:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 Bilaatos ayaa weydiiyay, “Sabab, waa maxey dembiga uu galay?” Laakiin waxey aad ugu sii qayliyeen, “Ha la qodbo!” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH14 Markaasaa Bilaatos ku yidhi, Waa maxay sharkuu falay? Laakiin aad bay u sii qayliyeen oo yidhaahdeen, Iskutallaabta ku qodob. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)14 Pilato waẖu kuyiri: H̱uman sidee busubiyey hade? Ad bey ogadaren iney kughayliyan: Stalabta kughodob! See the chapterKitaabka Quduuska Ah14 Markaasaa Bilaatos ku yidhi, Waa maxay sharkuu falay? Laakiin aad bay u sii qayliyeen oo yidhaahdeen, Iskutallaabta ku qodob. See the chapter |