Markos 15:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub10 Bilaatosna wuu ogaa in sababta ey gudoomiyayaasha wadaaddada Ciise isaga ugu keeneen iney tahay maseyr dartiis. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH10 Waayo, wuxuu ogaa wadaaddadii sare inay hinaaso ugu soo dhiibeen. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)10 Sababti wu gartey wadadahi waweyna iney usobiẖiyen ẖasidnima. See the chapterKitaabka Quduuska Ah10 Waayo, wuxuu ogaa wadaaddadii sare inay hinaaso ugu soo dhiibeen. See the chapter |