Online Bible

- Advertisements -




Markos 14:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

9 Runtii waxaan idin ku leeyahay, meel walboo aduunka ka mid ah oo injiilka laga wacdiyo waxey sameyseyna waa laga sheegi doonaa si iyada loogu xasuusto.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

9 Runtii waxaan idinku leeyahay, Dunida oo dhan meel alla meeshii injiilkan lagu wacdiyo, waxay samaysay ayaa xusuusteeda lagaga hadli doonaa.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

9 Amin waẖan idinleyahay: Mel walba oluguwa̱diyo anjil kan duniyeda oḋan, waẖay subisey tan wa loguhadli ẖasus tedha.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

9 Runtii waxaan idinku leeyahay, Dunida oo dhan meel alla meeshii injiilkan lagu wacdiyo, waxay samaysay ayaa xusuusteeda lagaga hadli doonaa.

See the chapter Copy




Markos 14:9

Follow us:

Advertisements


Advertisements