Online Bible

- Advertisements -

Markos 14:72 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

72 Isla markii ayaa diiqii laba mar ciyay. Kadib Butros wuxuu xasuustay hadalkii uu Ciise ku yiri oo ahaa, “Inta uusan diiqu laba jeer ciyin, saddex mar ayaad i dafiri doontaa.” Markaas ayuu oohin bilaabay.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

72 Kolkii labaad ayaa diiqii ciyey; oo Butros wuxuu xusuustay hadalkii Ciise ku hadlay, Diiqu intaanu laba goor ciyin, saddex kol ayaad i dafiri doontaa, oo intuu ka fikirayay ayuu ooyay.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

72 Petro waẖu ẖasustey hadalki ushegey Yesu: Intusan yerin digha laba gor, waẖad iinkireysa sedaẖ gor. Kolku fikrey, wa oyey.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

72 Kolkii labaad ayaa diiqii ciyey; oo Butros wuxuu xusuustay hadalkii Ciise ku hadlay, Diiqu intaanu laba goor ciyin, saddex kol ayaad i dafiri doontaa, oo intuu ka fikirayay ayuu ooyay.

See the chapter Copy

Markos 14:72

Follow us:

Advertisements

Advertisements