Online Bible

- Advertisements -




Markos 14:71 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

71 Haddaba Butros wuxuu bilaabay inuu is habaaro isaga oo dhaaranaya, “Ma garanayo ninkan aad ka hadleysaan.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

71 Laakiin wuxuu bilaabay inuu habaaro oo dhaarto isagoo leh, Anigu garan maayo ninkaas aad ka hadlaysaan.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

71 Waẖu bilabey inu ishabaro okuḋarto: Maaghan nin kan ad shegeysin. Digha wa yerey marki labad.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

71 Laakiin wuxuu bilaabay inuu habaaro oo dhaarto isagoo leh, Anigu garan maayo ninkaas aad ka hadlaysaan.

See the chapter Copy




Markos 14:71

Follow us:

Advertisements


Advertisements