Markos 14:62 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub62 Ciise ayaa ku yiri, “Haa waan ahay, mar dhow waxaad arki doontaan Wiilka Aadanaha oo fadhiya gacanta midig ee Illaaha awoodda leh kuna imaanaya daruuraha cirka.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH62 Ciise baa yidhi, Waan ahay, oo waxaad arki doontaan Wiilka Aadanaha oo fadhiya midigta xoogga Ilaah, oo ku imanaya daruuraha cirka. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)62 Yesu waẖu yiri: Wa aniga, idinkana waẖad arki dontan Wilki Aden okufaḋiya midigti ẖoga onakuimanaya darurahi i̱rka. See the chapterKitaabka Quduuska Ah62 Ciise baa yidhi, Waan ahay, oo waxaad arki doontaan Wiilka Aadanaha oo fadhiya midigta xoogga Ilaah, oo ku imanaya daruuraha cirka. See the chapter |