Online Bible

- Advertisements -




Markos 14:53 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

53 Ciise waxaa loo geeyay wadaadka sare. Kadib gudoomiyayaashii wadaaddada, odayaashii, macalimiintii sharciga oo dhan ayaa isku yimaaday.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

53 Ciisena waxay u geeyeen wadaadkii sare, waxaana u soo ururay wadaaddadii sare iyo waayeelladii iyo culimadii.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

53 Waẖay uwaden Yesu wadadki weyna, way usoaruren wadadahi waweyna iyo dugheyda iyo kuwi fartayaghan kuli.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

53 Ciisena waxay u geeyeen wadaadkii sare, waxaana u soo ururay wadaaddadii sare iyo waayeelladii iyo culimmadii.

See the chapter Copy




Markos 14:53

Follow us:

Advertisements


Advertisements