Online Bible

- Advertisements -




Markos 14:49 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

49 Maalin walba waan idin la joogay, oo macbadka ayaan wax idin ku barayay, mana i qabanin. Laakiin qorniinku waa inuu dhaboobaa.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

49 Maalin walbaba macbudka ayaan idinkula jiri jiray oo wax bari jiray, imana aydnaan qabsan, laakiin Qorniinku waa inuu rumoobo.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

49 Beri walba wan idinlajogey betmaghdeska ḋaẖdisa onbarayey, imanaeydnan ghabanin, ilowse ḋigida halaḋameytiro.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

49 Maalin walbaba macbudka ayaan idinkula jiri jiray oo wax bari jiray, imana aydnaan qabsan, laakiin Qorniinku waa inuu rumoobo.

See the chapter Copy




Markos 14:49

Follow us:

Advertisements


Advertisements