Markos 14:47 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub47 Kadib mid ka mid ah kuwii meesha taagnaa ayaa seeftiisi la soo baxay oo dhagta ka gooyay mid ka mid ah adeegayaashii wadaadka sare. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH47 Midkooda oo ag taagnaa ayaa seeftiisa soo bixiyey, oo wuxuu ku dhuftay wadaadkii sare addoonkiisii, oo dheg buu ka gooyay. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)47 Kuwi lajogen midkodha waẖu biẖiyey sef tisa, waẖu kuḋuftey adonki wadadki weyna, waẖu kagoyey ḋegto. See the chapterKitaabka Quduuska Ah47 Midkooda oo ag taagnaa ayaa seeftiisa soo bixiyey, oo wuxuu ku dhuftay wadaadkii sare addoonkiisii, oo dheg buu ka gooyay. See the chapter |