Online Bible

- Advertisements -




Markos 14:44 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

44 Haddaba Yuudas ayaa wuxuu iyaga kula heshiiyay calaamad ey ku gartaan Ciise wuxuuna ku yiri, “Kan aan dhunkado waaye ninka aad raadineysaan ee qabta, oo kaxeeya idinka oo ilaalinaya.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

44 Kii gacangeliyey ayaa calaamo kula ballamay oo ku yidhi, Mid alla midkaan dhunkado waa isagii. Qabta oo kaxeeya oo dhawra.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

44 Ki biẖinayey waẖu siyey tilman, waẖu ḋehey: Kan ḋunkan dono way, ghabta, owata, oḋowra.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

44 Kii gacangeliyey ayaa calaamo kula ballamay oo ku yidhi, Mid alla midkaan dhunkado waa isagii. Qabta oo kaxeeya oo dhawra.

See the chapter Copy




Markos 14:44

Follow us:

Advertisements


Advertisements