Online Bible

- Advertisements -




Markos 14:38 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

38 Soo jeeda oo duceysta si eydan jarribaadda ugu dhicin. Ruuxdu wey rabtaa laakiin jirku waa daciif.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

38 Soo jeeda oo tukada inaydnaan jirrabaadda gelin. Ruuxu waa diyaar, laakiin jidhku waa itaal daranyahay.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

38 Sojeda, tuga yeydnan geline jirabka.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

38 Soo jeeda oo tukada inaydnaan jirrabaadda gelin. Ruuxu waa diyaar, laakiin jidhku waa itaal daranyahay.

See the chapter Copy




Markos 14:38

Follow us:

Advertisements


Advertisements