Online Bible

- Advertisements -

Markos 14:37 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

37 Kadib Ciise wuxuu kusoo laabtay xertiisi wuxuuna u yimid iyagoo hurda. Markaas ayuu ku yiri Butros, “Simoonow ma seexatay? Xitaa hal saac ma soo jeedi kartid miyaa?

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

37 Markaasuu yimid oo wuxuu arkay iyagoo hurda, oo wuxuu Butros ku yidhi, Simoonow, ma huruddaa? Miyaad kari wayday inaad saacad keliya soo jeeddo?

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

37 Wa uimadey, waẖu arkey ayako hurdan; waẖu kuyiri Petro: Simon ma huruda? Sow ma leheyn ẖog ad kusojedo saa̱dona?

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

37 Markaasuu yimid oo wuxuu arkay iyagoo hurda, oo wuxuu Butros ku yidhi, Simoonow, ma huruddaa? Miyaad kari wayday inaad saacad keliya soo jeeddo?

See the chapter Copy

Markos 14:37

Follow us:

Advertisements

Advertisements