Online Bible

- Advertisements -




Markos 14:33 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

33 Wuxuu sii watey Butros, Yacquub iyo Yooxanaa, aad ayuuna u murugoonayay una dhibaateysnaa.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

33 Oo wuxuu watay Butros iyo Yacquub iyo Yooxanaa, oo wuxuu bilaabay inuu calool xumaado oo tiraanyoodo.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

33 Farista inta, intan katukanayo. Waẖu watey Petro iyo Yaghub iyo Yohana, waẖu bilabey inu murgo obalanbalo.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

33 Oo wuxuu watay Butros iyo Yacquub iyo Yooxanaa, oo wuxuu bilaabay inuu calool xumaado oo tiraanyoodo.

See the chapter Copy




Markos 14:33

Follow us:

Advertisements


Advertisements