Markos 14:30 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub30 Ciise ayaa ugu jawaabay, “Runtii waxaan ku leeyahay, caawa inta uusan diiqu laba mar ciyin ka hor ayaad adigu saddex jeer dhihi doontaa kuma garanayo.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH30 Ciise wuxuu ku yidhi, Runtii waxaan kugu leeyahay, Maalintan, xataa caawa, intaan diiqu laba goor ciyin, saddex kol ayaad i dafiri doontaa. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)30 Yesu waẖu kuyiri: Amin waẖan kuleyahay: Manta a̱wa dan intusan yerin digha laba gor, wad iinkiri sedaẖ gor. See the chapterKitaabka Quduuska Ah30 Ciise wuxuu ku yidhi, Runtii waxaan kugu leeyahay, Maalintan, xataa caawa, intaan diiqu laba goor ciyin, saddex kol ayaad i dafiri doontaa. See the chapter |