Online Bible

- Advertisements -




Markos 14:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

23 Kadibna wuxuu kor u qaaday koob sharaab ah, markii uu Illaahey u mahadceliyay kadib ayuu iyagii siiyay, iyagoo dhan ayaa koobkii ka cabay.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

23 Kolkaasuu koobkii qaaday oo mahad naqay oo siiyey iyaga, oo kulli way ka wada cabbeen.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

23 Waẖu ghadey fijanka, wa shukri noghey, wa usiyey. Way kaa̱ben kuligodh kas.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

23 Kolkaasuu koobkii qaaday oo mahadnaqay oo siiyey iyaga, oo kulli way ka wada cabbeen.

See the chapter Copy




Markos 14:23

Follow us:

Advertisements


Advertisements