Markos 14:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Markaas ayuu Ciise ugu jawaabay, “Waa mid ka mid ah laba iyo tobanka xerta ah, kaasoo baaquliga gacanta igula jira. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH20 Wuu u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, Waa mid ka mid ah laba-iyo-tobankii oo saxanka gacanta ila gesha. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)20 Wa jawabey, waẖu kuyiri: Wa midkodha laba iyo tobanka oigulakosaranayo fijanka ḋaẖdisa. See the chapterKitaabka Quduuska Ah20 Wuu u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, Waa mid ka mid ah laba-iyo-tobankii oo saxanka gacanta ila gesha. See the chapter |