Markos 14:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Wuxuu idin ka tusi doonaa qol weyn oo qeybta sare ah oona goglan. Halkaas cashada noogu diyaariya.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH15 Wuxuu idin tusayaa qollad weyn oo sare oo goglan oo diyaar ah; halkaa inoogu diyaargareeya. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)15 Kan lehna waẖu idin tusaya ghol weyn okor kuyal, olawanajiyey otayar ah, noḋiga. See the chapterKitaabka Quduuska Ah15 Wuxuu idin tusayaa qollad weyn oo sare oo goglan oo diyaar ah; halkaa inoogu diyaargareeya. See the chapter |