Online Bible

- Advertisements -

Markos 14:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

13 Markaas ayaa Ciise diray laba xertiisa ah oo ku yiri, “Taga magaalada waxaadna la kulmi doontaan nin ashuun biyo ah wada. Raaca isaga.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

13 Wuxuu diray laba xertiisii ah oo ku yidhi, Magaalada gala, oo waxaa idinla kulmi doona nin ashuun biyah sita; isaga raaca.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

13 Waẖu direy asaẖab tisa labadodh, waẖu kuyiri: Beledka ukaa̱, waẖa idinkahoriman ninko, owata ashun biya ah, raa̱.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

13 Wuxuu diray laba xertiisii ah oo ku yidhi, Magaalada gala, oo waxaa idinla kulmi doona nin ashuun biyah sita; isaga raaca.

See the chapter Copy

Markos 14:13

Follow us:

Advertisements

Advertisements