Markos 14:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub10 Kadib Yuudas Iskariyod oo ka mid ah laba iyo tobankii xerta Ciise, ayaa u tagay gudoomiyayaashii wadaaddada si uu u soo gacangeliyo Ciise. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH10 Yuudas Iskariyod oo ahaa mid laba-iyo-tobanka ka mid ah ayaa u tegey wadaaddada sare inuu u gacangeliyo. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)10 Yuda Iskariote mid kodha laba iyo tobanka, waẖu ukae̱y wadadahi waweyna, ha geliye Yesu gaa̱ma hodha. See the chapterKitaabka Quduuska Ah10 Yuudas Iskariyod oo ahaa mid laba-iyo-tobanka ka mid ah ayaa u tegey wadaaddada sare inuu u gacangeliyo. See the chapter |