Online Bible

- Advertisements -




Markos 13:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

9 “Is ilaaliya waayo waxaa la idiin geyn doonaa maxkamadaha oo sunagogyada dhexdooda ayaa la idin ku garaaci doonaa. Aniga dartey ayaad u hor istaagi doontaan taliyayaal iyo boqorro oo iyaga ayaad marqaati ugu noqon doontaan.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

9 Laakiin iska jira. Waxaa laydiin dhiibi doonaa shirar, oo sunagogyo waa laydinku karbaashi doonaa; taliyayaal iyo boqorro hortooda ayaad daraadday u istaagi doontaan inaad markhaati u ahaataan.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

9 Idinka isogada naftina, sababti waẖay idingeynayin bersadaha olaidinkugaraa̱ya sunagugyalka guda hodha, wana laidingeynaya sagalayalka iyo suldamaha hortodha dara deyda, ha unoghote marag.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

9 Laakiin iska jira. Waxaa laydiin dhiibi doonaa shirar, oo sunagogyo waa laydinku karbaashi doonaa; taliyayaal iyo boqorro hortooda ayaad daraadday u istaagi doontaan inaad markhaati u ahaataan.

See the chapter Copy




Markos 13:9

Follow us:

Advertisements


Advertisements