Online Bible

- Advertisements -




Markos 13:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

7 Markaad maqashaan dagaallo iyo waxyaalo ku saabsan dagaallo ha cabsanina. Waxyaalahan oo kale waa iney dhacaan, laakiin dhamaadka aduunka weli lama gaarin.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

7 Goortaad dagaallo maqashaan iyo dagaallo hadalhayntood ha baqanina. Waxaasu waa inay dhacaan, laakiin dhammaadku weli weeye.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

7 Hadana kolkad maghashan o̱l iyo khabarki o̱l yan laidin a̱bsinin, sababti wa lasim waẖ ẖas iney noghdan, ilowse akhersaman weli maimanin.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

7 Goortaad dagaallo maqashaan iyo dagaallo hadalhayntood ha baqanina. Waxaasu waa inay dhacaan, laakiin dhammaadku weli weeye.

See the chapter Copy




Markos 13:7

Follow us:

Advertisements


Advertisements